Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Taliyaha saldhigga Degmada Baydhabo G/ dhaxe Mukhtaar Axmed Ibraahim ayaa ka qeyb galey xiritaanka tababar ay bixinayeen ciidamada Amisom oo ku saabsanaa isdhax galka bulshada iyo ilaalinta xaquuqal insaanka taasi oo muddo 12 maalmood ah Magaalada Baydhabo ay ku qadanayeen ciidamada booliska gobolka baay ee Magaalada Baydhabo.
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera