Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aamina Maxamed waxay ka mid tahay haweenka u dhaqdhaqaaqa arimaha barkacyaasha koonfur galbeed soomaaliya, Amina oo uwarameysay raadiyow arlaadi ayaa waxey sheegtey in ay muhiim tahay qof kasta oo xaquuq uu leeyahay go’aanna ka gaari kara in uu ka mid noqdo in uu xaqiisa u doodo uuna ka mid ahaado ka qeyb galka arimaha looga hadlaayo garsoorka.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera