Gudoomiyaha Midowga Iskuulada Nidaamiga Baydhabo Oo sheegay inay wadaan qorshayaal kor loogu qaadaayo tayada Macalimiinta.

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si kor loogu qaado tayada macalimiinta wax ka dhiga iskuulada Baydhabo ayaa midowga iskuulada nidamiga Baydhabo waxay qorsheynayaan inay macalamiinta ay siiyaan tababaro kaasi oo loogu tala galay in meesha laga saaro is faham darada mararka qaar soo dhexgasha macalimiinta iyo ardayda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here