Gudiga hirgelinta Doorashada DGKGS Oo kulan looga hadlaayey Dardar gelinta Doorashada la qaatay Odeyaasha Dhaqanka KG.

0
379

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kulanka Odoyaasha Dhaqanka iyo Gudiga ayaa Waxey Iskaga xog Wareysteen Sidii Loo Dedejin laha Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose Waxeyna ay Is Weydaarsadeen Tolooyin Ku Aadan Sidii Sida Uga Dhow Loo Dooran Lahaa Xubnaha Aqalka Hoose Barlamaanka Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya ee Afarta Sano Soo Socota ay Ku Meliti Doonan Dowlada Goboleedka KGS.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here