Maamulka Degmada Baydhabo Oo Ka hadlay Muhiimada ay leedahay Bixinta Canshuuraha Ganacsatada.

0
204

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si ay Bulshada Dowladu uga helaan Adeegyada ay u baahan yihiin ayaa waxaa Laga maarmaan ah Bixinta Caanshuuraha kala duwan Ee Laga qaado Ganacsiga dalka ka jira.

Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka Sanadihii dambe dadka laga qaadaayay Caanshuurta ku waajibtey maadama Magaalada ay sameyneysay Kobac dhanka Ganacsiga ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdykaadir Mathey Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here