Qaar ka mid ah Barkacyaashii sanado ka hor ka imaaday gobolka bakool kuna sugan Degmada Baydhabo Oo dalbadey gar gaar deg deg ah.

0
232

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Barakacyaasha afar boole waxa uu ku yaalaa xaafada Holwadaag ee Magaalada Baydhabo gaar ahaan bar kantaroolaha Onodka, waxaana ku nool Qoysas gaareya ugu yaraan 183 qoys kuwaasi oo siyaabooyin kala duwan u soo gaareen Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here