Kulan Aqooneyd looga hadlaayay Siyaasadda Ilaalinta Carruurta oo lagu gabtay Magaalada Baydhabo

0
264

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaani ayaa ahaa mid looga hadlaayey Siyaasada Dhoorintaanka Caruurta Ka Yar Sideed Iyo Tobanka Sano iyo Ka Hadlida Istiraatiijiyada Qorshaha Shanta Sano Soo Socota Ee Wasarada Cadaalada Iyo Garsoorka Dowlada Goboleedka KGS.

Waxaa Kulanka Ka Soo Qeyb Galey Masuuliyiin Ka Socotey Wasarada Cadaalada Iyo Garsoorka Dowlada Fadaraalka Soomaliya iyo Xubno Ka Socodey Ururka Qareenada KGS iyo Ururada Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here