Gudoomiyaha Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose oo kormeerey isbitaalka guud ee Degmada oo baahiyo gaar ah ay ka jiraan.

0
498

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cisbitalka Guud ee Degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa ka muuqata burbur aad u weyn, weli ma heysto dayactir waxaana u sii dheer adeegyadii ay u baahanaayeen bulshada ku nool degmada iyo tuulooyinka kale ee ka tirsan degmadaasi oo cisbitaalka laga heleynin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here