Wasiirka Wasaarada Waxbarashada KG oo kormeeray Iskuulada Wax Lagu baro Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah ee ku yaala Magaalada Baydhabo.

0
230

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kormeerkaan uu ku sameeyay Wasiirka Waxbarashada KG qaar kamid ah Iskuulada ay wax ku bartaan Ardeyda Dhegaha Naafada ka ah kaasi oo ay dhigtaan Ardey fara badan ayaa ujeedka Kormeerkiisa ahaa mid uu ugu kuur galaayay Xaalada Baahida iskuuladaasi ay qabaan isagoo Xog wareystey Maamulayaasha Iskuuladaasi.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here