Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada KG Oo shaacisay mashruuc ay ka faa’iideysan doonaan qoysas kala jooga 12 Degmo.

0
228

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowlad Gobolledka Koonfur galbeed Ahmed Durow Ahmed ayaa shir Gudoomiyey Kulan Looga Hadlaayey Xoojinta Xariirka Hay’addaha Ka shaqeeyaa Arimaha Bulshada iyo wasarada.

Shirkan oo socday dhowr Saacadood ayaa looga hadlay sida loo caawin lahaa dadkii Beeraha ka cunay ayaxa kuna nool dhoor degmo oo ka tirsan dowlad gobolledka koonfur galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here