Gudoomiyaha dhalinyarada Xaafadda Salaamey oo ka hadley dadaalada iyo horumarada ka jira Xaafaddaasi

0
206

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada ku sugan xaafadda Salaamey ee Magaalada Baydhabo ayaa waxey wadaan dadaalo ku aadan sidii ay ugu qeyb qaadan lahayeen arimaha lagu horumarinaayo xaafadda sida dhismooyinka waddooyinka, nadaafadda, is dhaxgalka bulshada, wacyi galinta iyo isku xirnaanshaha maamulka guud xaafadda iyo dhalinyarada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here