Qaar Ka Mid ah Bulshada Magaalada Baydhabo oo Ka Hadley Adeegyada Caafimaad Oo ay Ka Helaan Xaruumaha Caafimadka Ee Magaalada Baydhabo.

0
201

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada ku nool Magaalada Baydhabo iyo qaar ka mid ah degaanada Hoos yimaada Magaalada Baydhabo ayaa waxey inta badan adeegyo Caafimaad ka raadasadaan goobaha caafimaadka ee ku yaala magalada Baydhabo ayigoo goobahaasi ay ka mid yihiin xaruumo lagu bixiyo Adeeg caafimaad oo bilaash ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallying Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here