kulanka Madasha Dhalinyarada iyo u doodida ee ka qeyb galka Siyaasada Dalka Oo Baydhabo lagu qabtay.

0
227

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagren,Qaar ka mid ah wasiirada Maamulka, Maamulka Gobolka iyo Kan degmada, Odiyasha Dhaqanka iyo Dhalinyarada Deegaanka ayaa ka qeyb galeen kulanka Madasha dhalinyarada iyo u doodida ka qeyb galka Siyaasada oo Magaalada Baydhabo lagu gabtay, waxana soo Qaban qaabisay wasarada Dhalinyarada iyo Cayaraha Koonfur Galbed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here