Qaar ka mid ah dadka degan kaamka Yaroow Ee Duleedka Magaalada Baydhabo Oo codsaday in loo dhiso xaruumo caafimaad

0
204

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka yaroow oo ka mid ah kaamamka ku yaala duuleedka Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa Ku nool dad daruufo kala duwan u soo Barakacay waxa ay iskugu jiraan haween, carruur iyo dad waayeelo ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here