Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Baydhabo kulan kula yeeshay Xubno ka mid ah Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka 30% ee goleyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo soo gaaray Magaalada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir