Ciidamo ka tirsan Booliska Gobalka Baay Ee Magaalada Baydhabo Oo Loo Qabtay Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha.

0
230

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 12 qof oo ka tirsan ciidanka booliska gobolka baay ee Magaalada Baydhabo oo ay is kugu jiraan rag iyo dumar ayaa waxaa Magaalada Baydhabo loogu furey tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha. ciidankaan ayaa loo tababari doona hab macalinimo ah si ay marka uu tababarka u soo dhamaado ay uga faa’iideeyaan ciidamada kale ee ku jira booliska si ay uga adeegaan bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here