Maamulka Iskuulka Alqalam Oo sheegay inay kor u kacday tirada Ardayda wax ka barata Iskuulkaasi.

0
417

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulka Hoose,Dhexe iyo Sare ee Alqalam Ee Magaalada Baydhabo oo ka mid ah Iskuulada ugu weyn Magaalada ayaa Sanad dugsiyeedkaan 2021 iyo 2022 tirada ardayda ku biireen waxay ay nooqdeen kuwa kor u kacday sidaasi waxaa idaacada Arlaadi u sheegay maamulaha Iskuulka Ustaad Hassan Aadan Cali.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here