Muxuu yahay Cudurka ku dhaca Haweenka ee loo yaqaano Umusawiyaanka?.

0
255

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta qur’aan saarka Daarul’abaraar ee Magaalada Baydhabo waxey kamid tahay xaruumooyinka qur’aan saarka ee arimaha caafimaadka ay u doontaan shacabka ku nool Magaalada Baydhabo iyo tuulooyinka kale ee tirsan.

Xarunta ayaa waxyaabaha ay u qabato shacabka xanuunsan ayaa waxaa kamid ah xanuunada lagu daaweeyo qur’aanka sida jinka,sixirka isha iyo daawooyinka kale ee laga sameeyey dhirta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here