Masar iyo Itoobiya oo dib ugu laabanaya wadahadalladii webiga Nile.

0
241

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa bayaan u soo saaray ugu baaqay dowladdaha Masar iyo Itoobiya inay dib u bilaaban wada xajoodka la xiriira biyo xireenka webiga Niil.

Dowlada Masar ayaa soo dhawaysay soo jeedinta Qaramada Midobey ee ah in dib loo bilaabo wadahadalada biyo-xireen Itoobiya.

Dowladaha Masar, Suudan iyo itoobiya ayaa horey ugu guul dareystay inay xal waara ka gaaran muranka ka taagan biyo xireen itoobiya ay ku sameysay webiga Niil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here