Maamulka Iskuulka Madhaayta ee Ku Yaala Duleedka Magaalada Baydhabo Oo Sheegey In ay Joogsatey Waxbarshadii ay Heli Jireen Carruurta Ku Nool Kaamkaasi

0
297

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xasan Maxamed Aadan oo ah Gudoomiyaha Kaamka Madhaayta ee Ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Waxaa uu Ka Warbixiyey Sida ay Tahay Waxbarshada Caruurta Ku nool Kaamka Madhaayta Iyo Kaamamka ku Dhow Dhow Asigoo Sheegey In ay u Baahan yihiin in Laga Garabsiiyo Sidii ay Caruurtaasi u Sii Wadan Lahaayeen Waxbarashadooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here