Gudoomiyaha dalladda Ururka Horumarinta Ee iskaashatooyinka Beeraleyda Gobalka Baay Oo Sharaxaad ka bixiyay Sida Beeraleyda uga Faa’iideysan karaan Biyaha.

0
220

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Beeraha waa kuwa ku tiirsan qoysas badan oo ku nool Soomaaliya gaar ahaan Dadka Deegaanada Koonfur Galbeed waxay leeyihiin dhul Beereedyo soo saara dalagyo kala duwan. Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka howlgala Shirkado ka shaqeya arrimaha beeraha,beeraleydana ku wacyiqeliya inay beeraha ay tacbadaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here