Barakacyaasha Kaamka Albaraka 2 Oo Dalbaday Gargaar Deg Deg ah

0
265

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kaamka Albarka 2 waxa uu ka mid yahay kaamamka ku yaala duleedka Magalada Baydhabo wuxuna dhisan yahay mudo ku dhow Afar sano waxaa ku nool qoysas danyar ah gaar ahaan dadka naafada ah Kaamakan waxaa ku nool 145 qoys oo isugu jira carruur iyo haween.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here