Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed, waxaa looga hadlaayay Doorka Haweenka ee Arimaha Siyaasada, xili wadanka uu ku jiro doorasho, waxaana sidoo kale kulanka looga hadlay qoondada Haweenka ee Boqolkiiba 30 ka ah ay ku leeyihiin Kuraasta Labada aqal ee Baarlamanka.
Warkung wailba nighaaye Bishaar Mayow Muktaar