Jaamacadda BIU ee Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay imtixaanka aqbalaada ardeyda sanad jaamacadeedka 2021-2022.

0
238

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad 200 ardey oo ay ka kala soo baxeen iskulaadka ku yalaa Magaalada Baydhabo, Buur-Hakaba iyo Magaalada Muqdisho ayaa waxey u fadhiisteen wajigii 1aad ee imtixaanka aqbalaadda sanad jaamacadeedka BIU 2021-2022.

Warkung wailba nighaaye Siid ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here