Xaflad lagu daah furayay Xaruunta Cusub Baydhabo Gate Venues And Cafatea oo ka dhacday Baydhabo.

0
230

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xaflada furitaanka xaruunta Baydhabo Gate Venues And Cafatea ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Baydhabo, agaasimiyaal ka tirsan wasaaradaha koonfur galbeed iyo marti sharaf kale oo xaflada lagu casuumay.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here