Zimababw oo Shaqaalaha dowlada ku amartay iney is talaalaan ama isaga tagaan shaqada

0
203

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dowladda Zimbabwe, ayaa ka dalbatey shaqaalaheeda iney iska talaalaan cudurka Covid19, ama ay shaqada isaga tagaan.
Waxey sheegtey dowladdu in talaabadani ay ugga dan leedahay iney hoos u dhigto halista faafista coronavirus.

wasiirka caddaaladda Ziyambi Ziyambi, ayaa sheegay in shaqaalaha u maleeyo iney xaq u leeyihiin iney kala dooran karaan iney is talaalaan iyo in kale, iney yihiin kuwo qaldan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here