Mid kamid ah maclimiinta kubadda koleyga ee KG Oo Magaalada Baydhabo loogu qabtey kulan sagootin ah.

0
195

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tartankaan oo muddo maalmo ah ka socdey garoonka kubadda koleyga darbana moodey ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu sogootinaayey tababare baliil oo ah tababaraha kubadda koleyga oo mudooyinkaani tababar sinaayey ciyaaryahnada ku sugan Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here