Tababar Sedax maalin uga socdey Magaalada Baydhabo qaar ka mid ah Wariyaasha Koonfur Galbeed Oo la soo gaba gabeeyey.

0
339

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkan oo Socoday ilaa iyo mudo sedax maalin ah oo lagu baranaayey sida Kor loogu Qaadayo Awooda Wariyaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku Aadan Soo Tebinta Wararka Doorashooyinka iyo Qoondada Haweenka Ee 30%ka ah ayaa lagu soo gabagabeey Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here