Tababar Lagu Baranaayay Tabinta Doorashooyinka Oo Wariyaasha Koonfur Galbeed Loogu Qabtey Magaalada Baydhabo

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkan Kor loogu Qaadeyo Awooda Wariyaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku Aadan Soo Tebinta Wararka Doorashooyinka iyo Qoondada Haweenka Ee 30% oo Socon doono Mudo 3 Maalmood Waxaa soo qaban qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Koonfur Galbeed Ee (SOWEJA).

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here