Barakacyaasha Kaamka IDC 2 ee Magalaad Baydhabo Oo Dalbaday in la caawiyo.

0
280

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Aadan Maxamed Cabdi gudoomiyaha Kaamka IDC2 ee Magalaad Baydhabo oo wareysi siinayay idaacada arlaadi asagoona kaga hadlaayay xaalada Barkacayasha kaamka Ayaa waxaa uu sheegay in Kaamka ay ku nool yihiin 140 qoys oo ka soo barakaceen Deegaanadooda.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here