Gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Baydhabo oo Sheegey In Muhiimad Gaar Ah La Siin Doono Shaqaleysiinta Dhalinyarada Baydhabo.

0
222

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Degmada Baydhabo Isaaq Xasan Maxamed oo marti ku ahaa barnaamijka dhalinyarada Arlaadi raadiyow ayaa waxaa uu sharxaad ka bixiye in ka urur ahaan ay ku dadaleen sidii qof kasta oo dhalinyaro ah waxbaratey uu ku heli lahaa shaqo ku filan oo ku hagaajin karo mustaqbalkiisa.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here