Maamulka Degamada Baydhabo Oo Wada Qorshe Lagu Balaarinayo Wadooyinka Xaafadaha Qaar Ee Magaalada Baydhabo.

0
229

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee Degmada Baydhabo Aadan Ali Aadan Arab ayaa waxaa uu kormeer ku tagey qaar ka mid Ah wadooyinka xaafada cadaada ee magalada baydhabo, Gudoomiyaha ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehelinaayey qaar ka mid Ah maamulka xaafada cadaada waxaana ay cabir ku sameeyeen qaar ka  mid ah guriyaha sida sharcidarada ah ku Dhisan wadooyinka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here