Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Caafimaadka KG Waxay ka mid tahay Wasaaradaha Dowladda kuwa ugu Muhiimsan Ee bulshada Adeegyadeeda u baahan yihiin maadaama baahida caafimaad deeganada Koonfur Galbeed ay yihiin kuwa aad u liita, hadaba Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka KG Cusmaan Cabdi Muuse Ayaa waxa uu ka hadlay qorshayaalka Horumarinta Wasaarada Caafimaadka KG u yaala sanadaha soo Socda.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade