Deeq Raashiin ah oo lagaarsiyey Xarunta dhimirka ee Magaalada Baydhabo, iyadoo xarunta ay ku jiraan dad aad u liita.

0
233

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Senator Maxamuud Maxamed Abdinur( Garabey ) oo ka Mid ah xubnaha aqalka sare soomaaliya ayaa booqdey isbitaalka dhimirka ee Magaalada Baydhabo isagoona gaarsiiyey deeq raashin ah oo Iskugu Jira ,Bariis ,Sonko iyo Saliid wuxuuna ku wareejiyey Agaasimaha Isbitaalka Dhimirka Dr.Aadan C/raxmaan wuxuuna sheegey in manta ay tahay maalin ay ku faraxsan yihiin maamulka iyo dadka xanuunsan ee ku jiraan xaruntaani dhimirka ah.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here