Kulan Looga Hadlaayay Sidii Loo Xaqiijin lahaa Qoonadada Dumarka Ku leeyihiin Barlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya Oo Baydhabo Lagu qabtay.

0
247

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Soomaaliya Ayaa waxa ay Ku jirtaa Doorashooyinka Barlamaanka Labada Aqal Barlamaanka Soomaaliya iyo Mida Madaxtooyada Waxaa Hada la doortey Qaar kamid ah Xilibaanada Aqalka Sarre.

Hadaba Si Loo Xaqiijiyo Qoonadada Haweenka ay ku leeyihiin Barlamaanka Labada Aqal Soomaliya ayaa waxaa Magaalada Baydhabo Lagu qabtey Kulan Looga hadlaayay Sidii loo Heli lahaa Boqolkiiba Sodon ka,  islamarkaana Lagu dhiiri gilinayo Haweenka Raba inay kamid noqdaan Barlamaanka kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here