Ururka qareenada koonfur galbeed oo sheegey in bulshada ay u baahan yihiin wacyi-galin ku aadan sidii caddaalad ay u raadsan lahayeen.

0
248

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Siid Cali Kuulle Cusmaan waxaa uu ka mid yahay qareenada Koonfur galbeed ee ka shaqeya maxkamadaha Magaalada Baydhabo asigoo u waramaayey Arlaadi raadiyo ayaa wuxuu sharxaad ka bixiyey sida ay ugu qareemaan bulshada ku nool degaanada koonfur galbeed qaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here