Wasaaradda caddaaladda KG oo Baydhabo ku qabatey kulan looga hadlaayey tacadiyada ka dhanka ah Jinsiga iyo sidii looga hortagi lahaa.

0
222

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tacadiyadda ka dhanka ah jinsigu waxay ka kooban yihiin noocyo kala duwan oo ay ka mid yihiin kufsiga, faro-xumaynta, gacan-ka-hadalka guriga iyo weliba iyadoo gabdhaha loola macaamilo si xun oo aanay raali ka ahayn, Waxaa kale oo ka mid ah in la joojiyo caadooyinka waxyeelada leh ee ka soo jeeda dhinaca dhaqanka ee uu ka midka yahay gudniinka gabdhaha.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here