Tababar ku saabsan sidii qeyb ugu qaadan lahaayeen Gabdhaha hogaaminta warbaahinta oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
251

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deganada koonfur Galbeed soomaaliya gar ahaan Magalada Baydhabo waxa ku soo badanayaa dumarka sida weyn uga qeyb qadaneya Hogaaminta warbahiinta, Ayagoona waaxaha kala duwan ee warbaahinta ka qabanaya jagooyin kala duwan sida madaxa warka iyo Aagaasime, waxaana si arintaasi loo taagyeero magalada baydhabo ka dhacay kulan looga hadlayey sida dumarka kaalin lixaad leh uga qadan la haayeen warbahinada ay ka shaqeeyaan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here