Dood ku saabsaneyd Wacyi-galinta iyo dib u eegista dastuurka qabyo qoraalka ah Oo Magaalada Baydhabo lagu soo gaba-gabeeyay.

0
265

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulanka bandhigga iyo baahinta warbixinta dib u eegista dastuurka oo mudo seddax maamood ah ka socdey Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo gebagabeeyay.

kulanka ayaa lagu soo bandhigey baahinta dib u eegista dastuurka oo soo koobaysa guulihii laga gaarey dib u eegista dastuurka, Caqabadihii lala kulmey iyo sidii looga gudbi lahaa.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here