Hector Bellerin Oo U Dhaw In Uu Ku Biiro Kooxda La Ligaha Ah

0
318

Warka waxa uu sheeagyaa in Betis ay laacibkaas ku doonayaan qaab amaah ah , waa ayna tani imaaneysaa xilli  ay soo baxeen xogo kale oo sheegayay in Barcelona xiiseynayaan wiilkaan u dhashay Spain

Laacibkas 26 sano jirkaas ayaa baadi goobaya koox cusub , waxaana wararka suuqa oo caawa xermaya isku raaceen in laacibka uu amaah ugu biirayo Betis

Bellerin ayaa Arsenal u saftay 239 kulan dhamaan tartamada waxa uuna kula guuleystay FA Cup-ka sanadihii 2015/2017 iyo 2020-kii

Betis waxa ay u bandhigeen Arsenal qodob ah in ugu dambeyn ay toos ula wareegayaan waxa ayna haatan ku doonayaan amaah laba sano ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here