Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka Oo Lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Baydhabo.

0
336

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankan Labadii Maalmood la soo dhaafay Ka socday Magaalada Baydhabo ayaa waxaa diirada lagu saaraayay, laguna baranaayay sida dacwadaha loogu gudbiyo maxkamadaha kaasi oo loo qabtay Gudiga Xalinta Khilaafaadka Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here