Mid ka mid ah Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Oo sameystey Fursad Shaqa uu Nolashiisa ku Maareeya

0
408

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Abdulaahi Ali Ibraahim Waxaa uu ka mid yahay ganacsatada Magaalada Baydhabo waxaana uu mudo ku dhow afar sano ku noolaa Gobolka bari halkaasi uu ka qaban jirey shaqooyin yar yar balse hada Waxaa uu dib ugu soo laabtey magalada baydhabo, waxaana uu ku Sameystay goob ganacsi taasi oo uu ku maareeyo noolasha reerkiisa .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here