Midowga Ardeyda Gobolka Baay Oo Xaflad Dhiiragalin ah u sameeyey ardeyda sanad Dugsiyeed kan Dhameysatey Dugsiyada Sare ee Magaalada Baydhabo .

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xafladan Lagu dhiiri gilinaayay Ardeydii Sanad Dusiyeedkan dhameysatay Iskuulada Ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtey magalada baydhabo, waxaana Xaflada Soo qaban Qaabiyay Midowga Ardeyda KG oo Kaashanaya Maamulka Jaamacada Ganaane,Waxaan Ka soo qeyb galay Masuuliyiin Ka tirsan KG iyo Qeybaha kala Duwan Ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here