Bahda isboortiska Degmada Baydhabo oo ka aragti dhiibtey sida ay u arkaan dib ugu soo laabashada Cristiano Ronaldo Ee Horyaalka Ingiriiska.

0
278

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cristiano Ronaldo ayaa hada wuxuu ka mid yahay ciyaaryahan ka tirsan kooxda Man United kadib markii uu ka tagey 2009 oo ku biirey kooxda Real Madrid asigoo sidoo kale soo marey kooxda Juve ayaa hada mar labaad dib ugu soo laabtey kooxdiisi hore ee Man United.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here