Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyey qaar ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Magaalada Baydhabo.

0
434

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tiro gaareysa ku dhawaad 60 qof oo ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qeybiyey raashiin ka koobnaa Bariis, Sokor iyo saliid kuwaasi oo ah rashiin ay isticmaali doonaan maalmo kooban.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here