Maamulka Jaamacadda Baay ee Magaalada Baydhabo Oo sheegay inay Soo Kordhiyeen Kulliyada Qur’aanka Kariimka iyo Tarbiyada Islaamka.

0
258

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Jaamacada Baay ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo kordhiyey goobo lagu baranaayo Kulliyada Qur’aanka Kaariimka iyo Tarbiyada Islaamka.

Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen gudoomiyaha jaamacada Baay Jabriil Maxamuud Aadan iyo qaar ka mid ah culmaa’udiinta ku Nool magalada baydhabo ayaa waxey uga hadleen muhiimada ay Leedahay in jaamacada lagu soo kordhiyo kuliyadaan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here