Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si loo dar-dargeliyo howsha lagama maarmaanka ah, waxay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ay bilowday kulamo wadatashi, xog uruurin iyo u kuurgalid ku saabsan dhibaatooyinka haysta dhalinyarada si ay u helaan shaqo, isku xirnaan iyo inay la shaqeeyaan qeybaha dowladda ayaa Agaasimaha Wasarada dhalinyarada iyo cayaaraha Mohamed Osmaan Ore wuxuu sheegay in guulo laga gaaray mideynta Dhalinyarada.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar