Gudiga Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha KG oo sheegey in mudo lix bilood gudaheed diiwaan giliyeen barakacayaal ka badan Lixdan kun oo qoys.

0
234

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deegaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo Waxa ay ka mid tahay meelaha ugu badan oo ay Ku nool yihiin Dadka Barakacayaasha oo siyaabo kala duwan uga soo Barakacay Tuulooyinkii ay ku noolaayeen.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here