Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kulankan maanta Baydhabo ka dhacay ayaa looga hadlay qoondada haweenka 30% ka ayaa Waxaa lagu casuumay Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahannada, Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar