Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Ururka Hormarinta Deeganka Ee DEDO Waxa uu kamid yahay Ururada ka shaqeeya Hormarinta Deegaanka ayagoo sameeynaya Wacyigilin ku saabsan Ilaalinta Deegaanka kaasi oo Bulshada loogu wacyigiliyo in ay ilaaliyaan waxkasta wax u dhimi kara Faydhowrka deegaanka
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade